Shirkii u dhexeeyey RW Rooble iyo Mucaaradka oo oo la isku mari waayey (Sababta)

Shir u dhaxeeyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta oo xalay ka furmay Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho ayaa fashil ku soo dhamaaday. Shirkan ayaa looga hadlayey xal u helida khilaafka ka taagan doorashada iyo qodobo kale ayaa la isku mari waayey ka dib muudo saacadood ka badan oo la … Continue reading Shirkii u dhexeeyey RW Rooble iyo Mucaaradka oo oo la isku mari waayey (Sababta)